Bankiga Dhexe Soomaaliya laantii Magaalada Baydhabo Oo Xariga Laga jaray

0
72

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Adeegyada Dowlada ayaa inta badan loo doonan jirey Magaalada Muqdisho markii ay jirtey Dowladii dhexe Soomaaliya ee Bur-burtey Sanadii 1991dii,Balse tan iyo markii la qaatey Nidaamka Federaalka ayaa waxaa la fududeeyey Adeegyada ay Dowladu bixiso is lamarkaana loo soo dhaweeyo Muwaadiniinta Soomaaliyed meel kasta ay joogaan.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here