Goobaha lagu iibiyo Cabitaanada dabiiciga ah oo ku soo Badanayo Jowhar.

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka hirshabeele waa magaalo dhulbeereed ah waxana ka baxa dalagyo badan Oo sanad walbana la xiiseyo mid kamid ah qudaarta Noocyadeeda kala duwan ee ka baxa dhulbereedka Magaalada.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed nuur.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here