Deeq raashin ah Oo la gaarsiiyay Qoysas danyar ah ku nool Boondheere.

0
82

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Deeqdaan oo ka timid Dowlada Taliyaaniga ayaa isugu jirtay Rashiinka noocyadiisa kala duwan ayaa loo gebiyay kuwad 100 Qoys oo danyar ah kuna nool Degmada Bondheere ee Gobolka Banadir.

Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here