Wajiga koowaad ee dhismaha wadooyin laga hirgeliyay Baydhabo oo xariga laga jaray.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed ayaa si rasmi ah xariga uga jaray wajiga koowaad ee dhismaha wadooyin laga hirgeliyay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Cabdicasiis xasan ayaa soo Jeedinaya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here