Kaluumeysatada Kismaayo Oo u diyaar garoobaya Bad furanka.

0
61

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kaluumeysatada Deegaanada Jubaland gaar ah kuwa Magaalada Kismaayo ayaa haatan u diyar garoobaya xiliga bad furanka si ay usoo jilaabtaan,qaar kamid ah Kaluumeysatada oo la hadlay Warbaahin ayaa sheegay in ay ku jiraan diyaar garowgii u danbeeyay.

Waxaa Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here