Soomaaliya iyo Mareykanka oo kala saxiixday heshiis horumarineed.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faraax (Beenebeene) iyo iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta heshiis hormarineed la saxiixday Dowaldda Mareykanka.

Waxaa Soo jeedinaya :– Cabdiwahab caddow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here