Shir looga hadlayay arrimaha biyaha deegaanada Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
61

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Kulankan oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha oo ay ka soo qeybgaleen xubno ka socday wasaaradaha Galmudug iyo Hay’adaha bahwadaagta la ah ee ka shaqeeya biyaha,ayaa looga hadlayay isku duba ridka arrimaha biyaha, nadaafada iyo fayadhowrka deegaanada Galmudug taas oo ka dhacday caasimada galmudug ee dhuusamareeb.

Waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here