Dab Khasaaro geystay Oo Ka Kacay Suuqa Magaalada Jowhar

0
37

Jowhar (Radio Isnaay) Dab geystay khasaaro Hantiyeed ayaa Habeenimadii xalay ka kacay suuqa weyn ee Magaalada Jowhar,waxaana dabkan ku bas beelay Dukaamo lagu iibiyo Bagaashka,goobo lagu talo Dharka iyo makiinada sameeya saliid Macsarada.

Cabdulle Cali Rooble oo kamid ah Ganacsatada Khasaaraha uu soo gaaray ayaa Radio Isnaay kaga Warbxiyay sida ay wax u dhaceen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here