Maamulka Jubbaland Oo dib u dajin u sameynayo Barakacayaasha Magaalada Kismaayo

0
37
Jowhar (Radio Isnaay) Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ee magaceeda loosoo gaabiyo (JUCRI) ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay sidii dib u rarid iyo dib iyo dib u dajin loogu samayn lahaa dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Kismaayo.
Shirkan ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha hay’adda Qoxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Mudane Cali Aadan Cali, gudoomiyaha Gobolka Jubada Hoose Xassan Cabdi Guure, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha guud, Dib u dhiska iyo Guriyaynta Jubbaland, Madaxa UNHCR u qaabilsan Soomaaliya Mr andre iyo hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah.
Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Maxamed Abuukar Cabdiraxmaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here