Shir looga hadlaayay maalgashiga Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada oo Muqdisho lagu qabtay.

0
64

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo kaashaneysa Wasaaradda Beeraha Soomaaliya.ayaa looga hadlayay Dhiiragelinta Maalgashiga Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada

Waxaana  ka soo qeyb kalay shirka wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Maxamed Cabduqaadir Cali, agaasimayaasha guud Qorsheynta Qaranka Quburo ka socday wasaaradda beeraha,  iskaashatada Beeraleyda Soomaaliyeed iyo marti sharaf kale.

Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here