Dhalinyarada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka shaqeyaan Xoojinta Nabadda.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay) – Sanadahihii ugu danbeeyay waxaa soo ifbaxayay ifafaalo wanaagsan oo la dhalinyarada iyo bulshada reer jowhar ay si wadjir ah uga qeyb  qaadanayaan doodaha looga hadlaayo nabaddhiska iyo ka shaqeynta arimaha la xiriira Nabadda.

waxaa Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here