Qaramada midoobay oo war ka soo saartay xaalada Suudan

0
41

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka ka socda Suudaan uu saameyn ba’an ku hayo guud ahaan dalka isla markaana uu gobolka oo dhan u horseedi karo masiibo bini’aadantinimo.

Isku duwaha arrimaha bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay, Martin Griffiths, ayaa sheegay in gaajada, cudurrada iyo barakaca ay sababeen iskahorimaadyada ay khatar ku yihiin in ay la dagaan dalka oo dhan.

Waxa uu sheegay in boqolaal kun oo caruur ah ay hayso nafaqo darro aad u daran ayna qarka u saaran yihiin in ay geeriyoodaan hadii aan la daweyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here