Fatahaada Wabiga oo Saameeyn ku yeeshay Bulshada deegaanka Cali-fooldheere ee dulleedka Mahadaay.

0
78

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Deegaanka Cali fool Dheere waxaa uu ka mid yahay deegaanada hoostaga Degmada mahadaay ee Gobolka shabeellaha dhexe waxaana halkaasi ku nool qoysas badan ku waasi oo ay saameyn lixaad leh ku yeelatay fatahaadaha  wabiga washabeelle islamarkaane jaray dhamaan wadooyinka gala deegaankaasi.

Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here