WARARKA Jaamacada Qur’aanka Hargeysa Oo Xaflad Qalin Jibin u sameysay in ka badan 25 Arday. By admin - August 24, 2023 0 58 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Hargeysa ee maamulka Soomalind ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in ka badan 25 Arday oo bartay qur,aanka kariimka islamarkana ka aflaxay Jaamacada Qur’aanka. Cabdifitax Axmed Maclow. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2023/08/WARBIXIN-JAAMACADA-QUR-ANKA-HARGEYSA-BY-ZAKI-.mp3 Share this:FacebookX