Xarunta Gargaarka Degdegga Ee Jubbaland Oo xariga laga jaray

0
35

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ee maamulka Jubaland ayaa lagu qabtay manaasabad lagu daahfurayay Xarunta Gargaarka degdega ah ee Jubaland iyadoona manaasabada furitaanka ay kasoo qeyb galeen mas’uuliyiin katirsan Jubaland iyo kuwa ka socday Hey’ada katirsan UN-ka.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here