Maamulka Jubbaland Oo Gole Deegaan u dhisayo Degmooyinka Gobolka gedo

0
84

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Gobaleedka Jubaland Maxamed Ibraahim Oogle oo  ka qeyb galayay kulan ay isugu yimaadeen qeybaha kale duwan ee Bulshada iyo maamulka Gobalka Gedo oo ka dhacay Degmada Doolow ayaa sheegay in ay qorsheynayaan in Gole deegaanka loo dhiso Degmooyin katirsan Gobalka Gedo.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here