Duruufo dhanka nolosha ah oo soo wajahday Qoysas ku nool kaam ku yaala Baladweyne

0
43

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qoysaskaan oo ku nool kaamka jiwaan jir loow ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa xiligan heysata duruufo kala duwan oo ay ka mid tahay Hoy la’aan, Caafimaad darro iyo Raashin yari.

Cabdicasiis Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here