Jowhar – ( Radio isnaay ) – Qaar ka mid ah Haweenkan ganacsiyada yar yar ku leh magaalada Jowhar gaar ahaan xaafadda Horseed ayaa walaac ka muujiyay hoos udhac ku yimid kadib markii ay sheegeen inaay jiraan culeysyo baddan oo xagga helida lacagaha Deytn.looga qaato.
Warbixintan waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Maryama Shiikh Cabdi.