Jowhar – ( Radio isnaay ) – Dadka ku nool deegaanka xayirka oo ka tirsan gobolka shabeellaha dhexe dhawaana fatahaad uu ka geystay webiga shabeelle ayaa maaamulka gobolka shabeelle dhexe, kan degmada iyo hirshabelle ka codsaday in gar gaarar lala gaaro.
Cabdifitax Axmed.