Olole Reer miyiga lagu baraayo Akhriska iyo Qoraalka oo Galgaduud lagu soo Gabagabeeyay

0
38

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Ololahan oo socoday mudo labo bil ah isla markaana lagu soo gabagabeeyay Magalada Cadaado ayaa ujeedkiisu ahaa sidii dadka reer guuraaga ah loogu bari lahaa aqriska iyo qoraalka farta soomaaliga waxaana iska kaashaday Mu,asasada Iftin iyo ha’yadda Rajo.

Munaasabadda lagu soo gabagabeynaayay ololahaan waxaa ka qeybgalay madaxda hey’adda Rajo iyo Mu’asasada Iftin kuwaas oo si qoto dheee uga hadlay muhiimadda Ololahan iyo waxa laga Rajeynayo

Cusmaan cabdalla.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here