Deegaanka Cali Fooldheere Oo dib loogu laabtay kadib Fatahaadii Wabiga Shabelle

0
39

Jowhar (Radio Isnaay) – Deeganka Cali fool dheere oo hoostaga Degmada Mahadaay ee Gobalka ShabEelaha dhexe aya mudooyinkii ugu dambeyey dadkiisu ka barakaceen kadib markii ay saameysay fatahaada Webiga Shabelle.

Axme Nuur Mucalim Oo ka mid ah dadka deeganka ugu firfircoon oo aan qadka telefonka kula xirrinay ayaa inoo sheegay in hada deeganku uuu yahay mid dadku dib ugu soo laabanayaan.

Warxbinta Warka waxaa soojeedinayo:-Cabdifitaax Axmed Macallow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here