Dhaqaatiirta Kismaayo Oo ka digay halista Cudurada ku dhaca Maqaarka.

0
119

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa jira xanuuno badan oo ku dhaca maqaarka kuwaas oo ay ka mid yihiin xanuunka loo yaqaano isnidaamiska oo ka mid ah cudurada la isku gudbiyo, waana mid aad ugu faafa gudaha maqaarka.

Dhaqaatiirta Magaalada Kismaayo oo caasimad kumaal gaar u ah maamulka Jubbaland ayaa ka digaya halista ay leeyihiin Cudurada Maqaarka ku dhaca.

Maxamed Abuukar ayaa soo jeedinaya : –

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here