Olole lagu Burburinayo Dhismeyaasha ku dhow Togga Xaafadda Xorgufle oo laga Bilaabay Qardho.

0
76

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Masuuliyiin ka Tirsan maamulka Degmada Qardho ee gobolka Kar kaar ayaa Hor boodaayay Ololahan Burburinta Dhismeyaasha Sharci darada ah ee ku yaala biyo mareenka Togga Xaafadda Xurgufle ee magaaladaasi.

Gudoomiyaha degmada Qardho Cabdi Saciid Qaal iyo taliyaha booliska degmada Qardho Carab Aadan Hayaan ayaa bulshada deegaanka u sheegtay in ay ka Fogaadaan dhismaha Goobaha Biyo Mareenka ah si looga Gaashaanto Halista Daadadka.

Cusmaan Cabdalla ayaa soo jeedinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here