Arday baratay cilmiga Computer-ka iyo luuqadaha oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne.

0
85

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ardaydan oo gaarayay ku dhawaad 20 arday isla markaana baratay maadooyinka Computer-ka , luqada ingiriiska  iyo Caafimaadka ayaa munaasabad  loogu qabtay Magaalada baladweyne  iyagoo ka aflaxay  machadka Culuumta, seyniska iyo tignolojiyada ee ibdaac.

Warbixintan waxaa inoo Soo jeedineysa  : – Maryama Shiikh cabdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here