Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dumarka Soomaaliyeed oo halbowle u ah horumarka bulshada Soomaaliyeed ayaa meelaha ay kaalinta weyn ku leeyihiin waxaa ka mid ah adeegyada waxbarashada, caafimaadka iyo ganacsiga kuwaasi oo lafdhabar u ah nolosha qoysas badan.
Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Axmed Suldaan Shiine.