Arday baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Baladweyne

0
44

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad aay kuqalin jabinayen in kabadan 40 arday oo baratay Quraanka Kariimka  iyo Culuumta  Shareecada islaamka islamarkaana ka aflaxday Machadka Abuubakar Al-Sadiiq.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here