Jowhar – ( Radio isnaay ) – Isbitaalka weyn ee degmada galcad ee gobolka gal gaduud ayaa waxaa ka jirey Xaalado adag oo ay ka mid ahayeen daawa la.aan iyo qeybo ka mid ah aqabka isbitaalka maadama isbitaalka dib u bilaawey in bulshada u adeego.
Maxamed Nuur Xuseen.