Carwooyinka lagu Iibiyo dharka dumarka oo ku soo Badanaya Dhoobley.

0
105

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose oo ah Maagalo dhacda xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya ayaa mudooyinkii danbe waxaa ku soo badanayay Carwoyinka lagu iibiyo Dharka Haweenka taasi oo qeyb ka ah Horumarada ganacsi ay sameyneyso Degmada.

Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here