Madaxweynaha KG Oo ku Baaqey in laga qeyb qaato Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Buur-Hakaba.

0
116

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo Maamulka Cusub ee Degmada Buur- Hakaba dhawaan la doortey uu wado dadaalo la xiriira kor u qaadida Adeegyada Bulshada Degmadaasi ayaa waxaa uu maamulka uu dardar geliyey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmadaasi.

Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here