Tahriibayaal kusii jeeday Talyaaniga oo badda kudhintay.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – 41 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon ku degtay jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga, sida ay dad ka badbaaday u sheegeen warbaahinta gudaha.

afar qof oo ka badbaaday musiibadaas ayaa u sheegay samatabbixiyaasha in ay saarnaayeen doon ka soo kacday magaalada Sfax ee dalka Tunisia, ayna kuna sii jeeday dalka Talyaaniga.

Afarta qof ee badbaaday oo asal ahaan kasoo jeeda Ivory Coast iyo Guinea, ayaa Arbacadii gaaray Lampedusa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here