Kalluumaysatada Marka oo codsaday in laga caawiyo Agabka lagu Kalluumaysto

0
118

Jowhar (Radio Isnaay) Magaalada Marka ee Gobalka Shabeelaha hoose waa magaalo xeebeed waxaana kunool kaluumeysato badan waxa ayna codsanayaan in laga caawiya helida Agab u fududeynayo in Kaluun badan ay soo Jilaabtaan.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here