Mooto Bajaajta oo Shaqo Abuur Unoqotay dhalinyarada Jowhar.

0
115

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Iyado dhalinyaro Badan Oo Wax Bartay Ama Wadada Wax Barashada Haaya Ay Kusugan Yihiin Magalada Jowhar Ee Caasimada dowlad Gobaleedka Hirshabele Ayaa Waxa Ay Qabtaan Shaqooyin Kala duwan Kuwaasi Nolol Maalmeedkooda Halkaasi Karaadiya, Dhalinyaradaan Ayaa Ku Xamaashta mootada Looyaqaano Mooto Bajaajta.

Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here