Shir lagu Heshisiinaayay beello walaalo ah oo lagu qabtay deegaanka Biyocade.

0
64

Jowhar ( Radio Isnaay) Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qeybgalay Shirweyne nabadeyn ah oo ka dhacay Deegaanka Biyocade ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here