Xarunta Keydka Daawada ee isbitaalka Dhoobley oo xariga laga jaray.

0
45

Jowhar (Radio Isnaay) Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland Dr Axmed Sadiiq ayaa xariga kajaray Keydka Daawada ee Isbtaallka Guud ee Degmada Dhoobley Waxaana munaasabada Xarig Jarka kasoo qeyb galay Agaasima waaxeedyo katirsan Wasaarada Caafimaadka, Mas’uuliyiin ka socda hey’ada Save The Children,Maamulka Isbitaalka iyo qaar kamid ah Bulshada degmadaasi.

Maxamed Abuukar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here