Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qoysaskan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana deeganadoodii uga soo hayaamay abaarihii ku dhuftay ayaan helin adeegyada asaasiga sida waxbarashadda iyo caafimaadka, kuwaasoo hadda aysan awoodin inay iska bixiyaan.
Cabdiweli Axmed ayaa soo jeedinaya.