Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulanka oo maanta laga daahfuray Magaalada jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa muhiimaddiisu ahaa dib u eegista Qorshaha Shanta Sano ee Waxbarashada deegaanada dowlad gobleedka Hirshabeelle.
Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.