Madaxweynihii la afgambiyay ee Niger oo baaq soo saaray

0
49

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Hogaamiyihii Niger ee xilka laga tuuray ayaa ku booriyay Mareykanka iyo “beesha caalamka oo dhan” inay gacan ka geystaan ​​”soo celinta… nidaamka dastuuriga ah” kadib afgambigii todobaadkii hore.

Qoraal lagu qoray wargeyska Washington Post, ayuu madaxweyne Maxamed Bazoum ku sheegay inuu wax qorayo isagoo “la haysta ah”

Waxa uu sidoo kale ka digay in gobolka uu ku sii dhici karo saameynta Ruushka, iyada oo loo sii marayo kooxda Wagner oo horay uga shaqeysay dalalka deriska ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here