Cabsi amni oo soo wajahday Denmark kadib qubistii Qur’aanka

0
61

Jowhar ( Radio Isnaay ) – Dowlada Denmark ayaa adkaynaysa xudduudaheeda, si kor loogu qaado ammaanka gudaha dalka, arrinkan ayaa lagaga hortagayo siddey dowladu sheegtay dadka keeni kara khatar amaan kaddib markii dhowr jeer lagu gubay Denmark iyo Sweden nuqulka kitaabka qoraanka ah.

Sweden ayaa go’aan noocan oo kale ah soo saartey dhowaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here