Fatahaada Wabiga oo Saameeyn ku yeeshay Tuulooyin Hoosyimaada Jowhar.

0
90

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Halkaan Waa Wabiga Mara Magalada Jowhar Ee Caasimada dowlad Goboleedka Hirshabeele Gaar Ahaan Buundadda Kala Qeybisa Xaafadaha Jowhar waxaana si  Maalinle  usoo Gaara Dooman badan, waxaana Jira Ganaacsato Kusugan Tuulooyin hoosyimaada Magalada Jowhar Sida Xawaadley, Raqeyle Maagaay Iyo Deegaano Kale oo Dhowr Ah.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Maxamed Nuur Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here