Shir looga hadlayay horumarinta dhaqaalaha oo lagu qabtay Kismaayo.

0
60

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay Hanaanka horumarinta dhaqaalaha qaranka.

kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xubno kasocday madaxda dhaqalaaha qaranka iyo masuuliyiin kasocday wasaarada maaliyada Jubblanad.

Warbixintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here