Hooyooyinka Hirshabeelle oo loogu baaqay in ay ilaaliyan Waqtiga Naas-nuujinta Ubadka.

0
57

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa maalmahan ka socda kulan lagu wacyigelinaayo Hooyooyinka Soomaaliyeed kuwaasi oo nuujiya Carruurta yaryar waxa sido kale looga hadlay dhibaatada ka dhalan karta haddii aan Ubadka canaha naska hooyada la siinin waqtiyada loogu talo galay.

Xaliimo Cali Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here