Dhalinyarada waxbaratay ee Jowhar oo loogu baaqay in ay ka shaqeyaan horumarinta waxbarashada.

0
172

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cabdullahi wehliye oo ka mid ah Aqoonyahanada ee magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle ayaa ugu baaqay dhalinyarada waxbaratay in ay ka shaqeyaan sidii ay waxbaran lahaayeen ubadka soo koraayo.

Cabdiweli Axmed ayaa soo jeedinaya.\

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here