Bahda Caafimaadka Jowhar Oo Ka Hadlay Dhibaatada Xanuunka Cagaarshowga.

0
42

Jowhar ( Radio Isnaay )- Inta badan qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ayaa la il daran Xanuunka Cagaarshowga Cudurkaan waxa uu ka midyahay Xanuunada faafa islamarkaane ku dhaca beerka taasi oo ma rarka qaar sababi kara in uu u geeriyoodo qofka uu haleelay maadaama Caabuqa Cagaarshowga uu ka mid yahay Xanuunada dilaayga ah oo aan la ogeyn .

Waxaa warbixintaan inoo soo jeedinaya :- Abdiweli Ahmed Hilowle.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here