Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa Degmada Doolow ka dhagax dhigay dhismo yaal lagu soo kordhi dono iskuulka dagmeda doolow kuwaasi oo ah 3 fasal oo cusub.
Warbixintan waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.