Machadka Horseed oo Bulshada Jowhar ugu baaqay in ay bartaan xirfadda Computer-ka

0
68

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Kumbuyuutarka waxaa laga adeegsadaa meelo aad u tiro badan oo ka mid ah guud ahaan caalamka,nolosha casriga ah oo aan hada ku jirno waxaa aad u adag in la’helo xirfad lagu shaqeeyo oo aanan la’isticmaalin aaladan kumbuyuutarka ah.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedineysa : – Xalimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here