Shiinaha oo baddelay hoggaamiyaashii Nukliyeerkiisa

0
119

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha dalka Shiinaha ayaa badelay laba hogaamiye oo ka tirsan unug caan ah oo maamula hubkiisa nukliyeerka.

General Li Yuchao oo madax ka ahaa qaybta Ciidanka Gantaallada ee ah kuwa Xoraynta Shacabka (PLA) iyo ku xigeenkiisa ayaa “la’aa” muddo bilo ah.

Ku xigeenkii hore ee ciidamada badda Wang Houbin iyo Xu Xisheng oo xubin ka ah golaha dhexe ee xisbiga ayaa loo magacaabay xilalkaan.

Tani waa waa tillaabadii ugu weyneed ee aan qorshaysnayn ee hoggaanka milatariga ee Beijing lagu samaeeyo ku dhawaad toban sano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here