Dhalinyarada Jowhar Oo Ka Hadlay sida looga Hortagi karo Fatahaada Wabiga.

0
104

Jowhar (Radio Isnaay) Dhalinyarada Magaalada Jowhar oo ka hadlaya hanaanka ugu fudud ee xakameynta Fatahaahada is daba jooga ee webiga shabelle uu Ku Sameyo deeganada uu dhaco ayaa ka hadlay hanaanka ugu sahlan ee loo maareynkaro ama looga hortagi karo inu karkaarada jabsado Webiga Shabelle.

Warbintan Waxaa inoo Soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here