Maamulka degmada Xeraale oo kulan laqaatay maamulka iyo bulshada degaanka Lajiide

0
87

Johwar ( Radio Isnaay) – Deegaanka Lajiide ee dhaca Koonfurta Degmada Xeraalle ee Gobalka Galgaduud ayaa lugu soo dhaweeyey maamulka Cusub ee Degmada Xeraale waxana ay kulan la qateen qaybaha kala duwan Bulshada Deegaanka Lajiide.

Warbixintan waxaa soojeedinayo:- Cabdiweli Axmed Hilowle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here