Jubbaland oo sheegtay in agabka beeraha ay gaarsiin doonaan beeraleyda Maamulkaasi.

0
132

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa kulan kula qaataymagaalada Kismaayo beeraleyda kunool dowlad goboleedka Jubbaland.

Warbixintan Waxaa Inoo Soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here