Tababar ku saabsan Horumarinta Bulshada oo lagu qabtay Baladweyne.

0
80

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba-gabeeyey tababar kusaabsan horumarinta bulshada oo uu soo qaban qaabiyey iskuulka Hormuud ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan Waxaa inoo Soo Jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here